Tiro badan oo dadweyne ahaa ayaa doorbidaya inay dalkooda dibadiisa u haajiraan si ay u hagaajiyaan duruuftooda iyo maciishadooda nololeed waxana suurogal ah in hayaankaasi noqdo mid ay dhibaato badan kala kulmaan, laakiin taasi ma aha mid ka jirta magaalooyinka adduunka oo dhan, barnaamijkeenan xogta dahsoona waxaynu ku soo qaadanaynaa magaalooyinka ay dadka degani iyagu dhaqaale ku bixinayaan si aad ugu soo guurto oo u degto magaaladooda.

Comments

comments