Maalmo Taariikh Ahaan Isku Beegma Oo Ay Innoogu Dambaysay 823 Sano Oo Bishan Oktober La Arki Doono

Bishan aynu ku jirno ee October ayaa waxaa  lagu arkay dhacdooyin la yaab leh taas oo  dhacdey 823 sanno ka hor .

Dhacdadan cajiibka ah ee shabakada Ilaysnews.com idiin soo bandhigi doonto ayaa waxaa  ay tahay in bishan October ee aynu ku jirno ay leedahay 5 Isniinood , 5 Axadood iyo Waliba 5 Sabti     waxaana ay dhacdadani sidan oo kale ay dhacdey  hal mar oo qudha taas oo aheyd  823 sanadood  ka hor.

calader

Comments

comments