Somaliland: Garabka Murrashax Jamaal Cali Xussen Oo Soo Xulay Xubnaha Uga Qeyb-gali Doona Guddiga Qaban-qaabada Shirweynaha Xisbiga UCID.

Somaliland: Garabkii Jamaal Iyo Xisbiga Kulmiye Oo Si Wada Jir Ah Uga Wadlay Natiijada Ka Soo Baxay Kulamo Ay Wada Qaateen

Garabka uu hogaamiye musharax Jamaal Cali Xussen ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa ay markii labaad soo xuleen isa markaana ay soo gudbiyeen shanta xubnood ee uga qeyb gali doonta garabkooda gudida qaban qaabada shirweynaha caadiga aan aheyn ee xisbigaasi qabsano doono dhawaan

Waxaana shantaasi xubnood ka mid ah .

1.Aadan Sul. Cabdiraxmaan Sul. Diiriye

2.Xussen Caynaan Faraax

3.Xussen Xassan Badmaax

4.Aadan Cali Yoonis

5.Cali Maxamed Xassan

Dhawaan ayey aheyd markii maxkamada sare go,aamo ka soo saartey khilaafka xisbiga UCID isla markaasi qodobadaasi uu ku jiray qodob sheegaayey in xisbiga UCID qabsado shirweyne aan caadi aheyn oo lagu ansixin doono heshiisyadii xisbigu la galay Jamaal Cali Xussen

ucid

Comments

comments