Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo weftigii uu hoggaaninaayey oo gaadhay Ingiriiska, soo dhawayn balaadhana kala kulmay Jaaliyada reer Somaliland ee Dalka Uk, waxa soo dhawaynta ka dib warbaahinta la hadlay Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada JSL Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi oo uu wehelinaayo safiirka Somaliland ee Ingiriisku

Comments

comments