Shaxda Rasmiga Ah Ee Real Madrid v Eibar – Tababare Zidane Oo Ku Soo Bilaabay Isco Iyo BBC Oo Weli Wadajira.

Tababare Zinedine Zidane ayaa isbedelo qaar ku sameeyay shaxdiisa iyadoo Sergio Ramos la nasasiiyay kulankaan, waxaa daafac dhexe iska garab ciyaaraya Pepe iyo Varane, halka Danilo uu weli buuxinayo booska Marcelo.

Khadka dhexe waxaa lagu soo bilaabay Isco iyadoo Modric uu dhaawac ku maqan yahay waxaana uu ka garab ciyaarayaa James iyo Kroos, halka weerarka ay isku baheysteen BBC (Bale, Benzema iyo Cristiano Ronaldo).

Alvaro Morata ayaana weli keydka ku bilaabanaya.

SHAXDA RASMIGA AH:

Real Madrid (4-3-3): Keylor Navas; Carvajal, Pepe, Varane, Danilo; Isco, James, Kroos; Bale, Benzema, Ronaldo.

Keyd: Casilla, Nacho, Kovacic, Lucas Vazquez, Mariano, Asensio, Morata.

Eibar: Waa soo socotaa..

Keyd: Waa soo socotaa…

Comments

comments