Shaxda Rasmiga Ah Ee Man United v Stoke City – Kabtan Wayne Rooney Oo Mar Kale Keyd U Fadhiya Red Devils.

Tababare Jose Mourinho ayaan waxba ka bedelin shaxdii uu ku soo shirtagay kulankii ay isbuucii hore ka badiyeen Leicester City, Juan Mata ayaa ku soo bilowday booska No.10 iyadoo kabtan Wayne Rooney uu weli ku jiro kursiga keydka.

Marcus Rashford iyo Lingard ayaa ka garab ciyaaraya Mata iyadoo Martial oo dhaawac ka soo laabtay uu kursiga keydka fadhiyo.

Luke Shaw ayaan weli taam aheyn waxaana daafaca garabka bidix ka ciyaaraya Daley Blind, halka Mkhitaryan uu isna soo kabsanin.

SHAXDA RASMIGA AH:

Man United (4-2-3-1): De Gea; Valencia, Bailly, Smalling, Blind; Pogba Harrera; Lingard, Mata, Rashford; Ibrahimovic.

Keyd: Romero, Darmian, Carrick, Fellaini, Martial, Memphis, Rooney.

Stoke City (4-5-1) Grant; Johnson, Shawcross, Martins Indi, Pieters, Cameron, Whelan, Allen, Shaqiri, Bony, Arnautovic.

Keyd: Given, Bardsley, Adam, Diouf, Walters, Crouch, Bojan.

Comments

comments