Wajigii koowaad ee diiwaangalinta codbixiyayaasha ayaa maanta si nabad galiyo ah loogu soo gabagabeeyey guud ahaanba deegaanada gobolka sool iyada oo gadiidkii iyo qalabkii diiwaangalintuba si nabad galiyo ah kusoo gaadheen magaalada laascaanood.