Guddoomiyaha ahna murrashaxa Madaxweyne ee xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo khudbad ka jeediyay qalin jabinti Jaamacdda Timacadde, ayaa sheegay in Tujaarta Somaliland %50, ay ka soo jeedaan Magaalada Gabilay waa siduu hadalka u dhigaye.