Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa ka qayb-galay xaflada dib loogu furayay cisbitaalka weyn ee magaalada ceerigaabo.

Wasiir Xaglo Toosiyey ayaa Ka Qaybagalay Munaasibaddan ka Dhacday Caasimadda Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo, cisbitaalka ayaa ka mid ah mashaariicda Horumarinta ah ee Xukuumadda Somaliland ka waddo Goboladda Bariga.