Tuesday, December 1, 2020
Home Tags Xaglo toosiye

Tag: Xaglo toosiye

Somaliland: Muxu Ka Yidhi Xagle Toosiye Khudbadi Brimingham Ee Xisbiga Kulmiye + Fuqitaanka Waxyaabo Hure

Khudbadii Wasiir Xaglo toosiye ee xafladii Birmingham ee KULMIYE Birmingham Uk Muxu Ka Yidhi Xagle Toosiye Khudbadi Brimingham Ee Xisbiga Kulmiye + Fuqitaanka Waxyaabo Hure

Somaliland: Wasiirka Caafimaadka Oo Ka Qayb-galay Xaflad Dib Loogu Furiyay Cisbitaalka Magaalada Ceerigaabo.

Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa ka qayb-galay xaflada dib loogu furayay cisbitaalka weyn ee magaalada ceerigaabo. Wasiir Xaglo Toosiyey ayaa Ka Qaybagalay Munaasibaddan ka Dhacday...

Somaliland: Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Gaadhay Degmadda Horufadhi Ee Gobolka Sool Iyo Ujeedada Socdaalkiisa

Hargeysa(Wargane)August,22,2016-Wasiirka wasaarada caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye ayaa maanta lagu soo dhaweeyey degmada Horufadhi ee gobolka sool.

Somaliland: Wasiirka Caafimaadka Oo Digniin Adag Hawadda u mariyay Maamulka Puntland

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland, Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye) oo socdaal hawleed ku jooga Magaalada Buuhoodle ayaa ka waramay xaalada siyaasadeed iyo ta...

Somaliland: “Reer Buuhoodloow Aynu Meel Ka Galno Siyaasadaha Kala Guurka Iyo Isku-guurka Ah Ee Socda” Wasiirka Caafimaadka JSL

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), ayaa Shalay lagu soo dhaweeyay Magaalada Buuhoodle oo uu Safar ku tagay. Dr. Xaglo-toosiye oo Shacabka...

Somaliland: Wasiirkii Hore Ee Cadaaladda Oo La Filayo In Lagu Badalo Xagla Toosiye

Madaxwaha soomaaliland Mudane Axmed Maxamed Siiraanyo ayaa kulan gaara la qaatay  wasiirkii hore  Cadaalada ee Xukumadii Daahir Riyaale Kaahir  oo la yidhaahdo Axmed Xasan...

Somaliland: Wasiirka Xaglo-toosiye oo La Kulmay Wasiirka Caafimaadka Dalka Masar Mr.Axmed Cimaad Aldiin.

Wasiirka cafimaadka dalka masar ayaa xarunta wasarada caafimadka Ku qaabilay ayaa soo dhaweyay wafdiga Somaliland isago carabka Ku dhuftay in labada dal ay wadaagaan...

Somaliland: Wasiirka Caafimaadka Somaland Oo Ka Hadlay Munaasibad Loo Qabtay Xuska Maalinta Qaaxada Aduunka

Wasiirka wasaarada caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-toosiye ayaa khudbad muhima ka jeediyay munaasibad magaalada hargeysa loogu qabtay xuska maalinta qaaxada aduunk

Somaliland: Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland iyo Badhasaabka Gobolka Buuhoodle Ayaa ka Hadlay Xaalada Nabad galyo Ee Gobolka

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka somaliland Dr Saleebaan Ciise Xaglo toosiye  oo ay  weheliyaan maamulka gobolka iyo kan degmada buuhoodle ayaa shir jaraaid oo ay qabteen...

Somaliland: Haglatosiye accuses Dr. Ali Khalif Galaydh of Orchestrating Ara Wayn Massacre

Somaliland Minister of Health and Labor Dr. Saleban Ahmed Essa “Haglatosiye” has condemned in the strongest terms the recent cold blood massacre of innocent...

MOST POPULAR