Wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax, oo uu weheliyo wasiiru dowlaha nabadaynta iyo horumarinta gobollada Bari Cabdirashiid Xuseen Carab ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Laas-caanood ee gobolka Sool.

Somaliland: Wefti Wasiirro Ah Oo Uu Hoggaaminayo Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad Ee Golaha Wakiillad oo gaadhay Laascaanood
Somaliland: Wefti Wasiirro Ah Oo Uu Hoggaaminayo Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad Ee Golaha Wakiillad oo gaadhay Laascaanood