Shirkadda Dahabshiil Group,ayaa maamulka Cisbitaalka Burco ku wareejisay dawooyin caafimaad oo ah kuwa dawaynta Cudurada guud ah isla markaana lagu dawayn karo ama ku filam ugu yaraan 2500 oo bukaan ah oo qofkiiba dawayn dhamaystiran ah.

© 2023 Wargane News. All Rights Reserved. | Designed by SomSite