Somaliland: Macalimiinta Wax Ka Dhigta Dugsiyada Waxbarasho Somaliland Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Wasiirka Waxbarashada Somaliland Iyo Nuxurka Cabashada Macalimiinta

Date:

Warar hada soo gaadhaya xafiisak warqabadka shabakada Ramaasnews ayaa sheegaya inay macalimiinta wax ka dhigta dusgiyada waxbarasho ee Somaliland ay cabasho xoogan ka muujiyeen wasiirka waxbarashada Somaliland Cabdilaahi dheere.

Waxaana macalimiintani ay ka cabanayaan deeq lacaga oo ay hay’add siin jirtey macalimiinta dusgiyada oo uu wasiirka waxbarashada Somaliland leexsaday isla markaan ku dhacday qasnada wasaarada waxbarashada taasi oo ay shegeen macalimiintu inaanay soo gadhin lacagtaasi.

Waxaana macalimiintan oo saaka dhamaantood ku sugan magaalada hargeysa ay sheegen in aanay haba yaraatee soo gaadhin lacagtii kabka ahayd ee ay siin jirtey hay’addu macalimiinta,waxaanay sheegeen in wasiirku sheegay in lacagtaasi ay soo mari donto wasaarada waxbarashda balse ilaa hada aanay jirin wax lacaga oo soo gadhay macalimiinta.

Sidoo kalena warar hoose oo ay helayso shabakada Ramaasnews isla markaana ka helayso ilo wareedyo ka agdhaw wasaarada  ayaa sheegaya in hada macalimiinta dugsiyadu ay shir albaabadu u xidhan yihiin kula jiraan wasiirka waxbarashada Somaliland isla markaan ay ka wada hadlayaan arimaha ay macalimiintu ka cabanayso.

Ilaa hada ma jiraan wax natiijo ah oo kaso baxday shirkan u socday wasiirka iyo macalimiinta.

Ramaas

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...