Suldaan Maxamed Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo ah suldaanka guud ee beelaha Somaliland ayaa waxaa uu ka hadley saladiinta loo xidhay xiisada waqooyiga magaalada Hargeysa .
Suldaaanka ayaa waxaa uu sheegay in dadkaas saladiinta ah ee arintaasi loo xidhay ay xaq daro ku xidhan yahiin waxaana uu yidhi
“Dadka Rer Somaliland ee lagoo xidhay arinta waqooyiga ee la yidhi ee sanaduuq iyo Computero la sheegayo in ay jabiyeen dulmi bey ku xidhan yahiin waayo wax cadaalada u suga ma hayaan ” ayuu yidhi suldaanka guud ee beelaha Somaliland sul.Maxamed Suldaan Cabdiqaadir.