Somaliland: ” SONYO Ha Dhacdo , SONYO Ha Dhacdo “.. Qaar Ka Mid Ah Dhalinyarada Somaliland

Qaar ka mid ah dhalinyarda Somaliland ayaa waxaa  ay si xoogan  u dhaliileen dalada dhalinyarada Somaliland ee SONYO oo ay ku tilmaameen mid ku fashilantey shaqadii ay dhalinyarta u  hayeen

Sidoo kale xildhibaan Bidhi oo ka tirsan golaha deeganka Magaalada Burco ayaa waxaa uu madaxweynaha Somaliland ugu baaqey in uu kala diro  masuulyiinta dalada Dhalinyarada ee SONYO oo uu ku sifeeyey qaar fadhiid ah .

Comments

comments