Qaar ka mid ah dhalinyarda Somaliland ayaa waxaa ay si xoogan u dhaliileen dalada dhalinyarada Somaliland ee SONYO oo ay ku tilmaameen mid ku fashilantey shaqadii ay dhalinyarta u hayeen
Sidoo kale xildhibaan Bidhi oo ka tirsan golaha deeganka Magaalada Burco ayaa waxaa uu madaxweynaha Somaliland ugu baaqey in uu kala diro masuulyiinta dalada Dhalinyarada ee SONYO oo uu ku sifeeyey qaar fadhiid ah .