Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud Iyo Guryaynta Cali Hassan Maxamed ayaa Xadhiga Ka Jaray Manta Waxqabad Balaadhan Oo Laga Sameeyay Biriishka Koobaad Ee Magaalada Burco , Kaaso Ku Dhawa Inu Guud Ahaanba Daadku Qaado Madama Ay Sixun U Waxyeeleyen Daadad Xoog Badan , Balse Manta Wuxu Wasiirku Suura Galiyay In Bulshada Togdheer Kalsooni Ku Qabto Inu Biriishkoodu Sii Jirayo.