Somaliland: Wasiirka Arimaha Dibedda Oo Sheegay In Aanay Dib Uga Dhacayn Doorashooyinku Wakhtigii Loo Asteeyey.

Wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa manta ka dhaawajiyay inaanay dib uga dhici doonin doorashadu wakhtigii loo asteeyey ahaa badhtamaha sanadka 2017.

Waxaana sidoo kale uu ka hadlay warar sheegaya socdaal uu wasiir ka tirsan dawlada Germany uu ku iman lahaa magaalada hargeysa.

Comments

comments