Somaliland: Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Sheegay Iney Lacag Kaga Qayb Qaadanayaan Gurmadka Abaaraha Dalka Jira.

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Sheegay Iney Lacag Kaga Qayb Qaadanayaan Gurmadka Abaaraha Dalka Jira.

Gudoomiyaha golaha guurtida Md. Saleeabn aadan maxamuud ayaa maanta mar u kala qeyb galey xubnaha golaha guurtida JSL kal fadhigoodii caadiga ahaa ayaa gudoomiyuhu wuxuu ka waramey arimo khuseeya abaaraha iyo sidii goluhu uga qeyb qaatey

hadaladii gudoomiyahana waxa ka mid ah { een weynagii isku ogeyn in laba gudi u dirno abaraha dalka ka jira ineey soo qiimeyan roobkii bilaabmey taag uu leeyaheyba inagu waa inagii iska jarney labadii bilood ee eeynu ugu talagalney , wixii yaraye eeynu rabney ineey gudiyada ku khasirnana waxeeynu ugudbin gudiga abaraah ee maadxweyne xigeen ku gudoomiyaha ka yahey magaca golaha inaad intaas ku duceysan horta inagu wixii soo dooga ka war doonaa} intaas ka dib waxa uu gudoomiyu amrey in loo qeeybiyo xildhibanada ajandaha kal fadhigan.

 

Comments

comments