Somaliland: Markii Wasiirku ku Guuldareystay in uu ku Qanciyo Beesha Ayuub in ay taageeran Xisbiga Kulmiye sido kalena uu wayey kalsoonida Beesha Ayuub, Wuxu Bilaabay in uu Suuqyada ku dhex dagaalamo

Date:

Hog-hayaha Dib u Dajinta Xisbiga Waddani oo Sheegay in Dagaal Gacan ka Hadal ah uu ku soo qaday Wasiirudawlaha Shaqada Arrimaha Bulshada

Markii Wasiirku ku Guuldareystay in uu ku Qanciyo Beesha Ayuub in ay taageeran Xisbiga Kulmiye sido kalena uu wayey kalsoonida Beesha Ayuub, Wuxu Bilaabay  in uu Suuqyada ku dhex dagaalamo

Wasiirudawlaha Wasaarada Arrimaha Bulshada Cabdi Daahir Camuud ayaa la sheegay in uu Dagaal gacan ka hadal ah ku qaaday Xog-hayaha Dib u dajinta Xisbiga Mucaaridka ee  Waddani Jamaac Maxamed Hilaac.

Xog-hayaha Dib u dajinta ee Xisbiga Mucaaridka ee  Waddani Jamaac Maxamed Hilaac oo Khadka Telefoonka kula soo xidhiidhay  Xallay Wargeyska Waaheen ayaa sheegay  in dagaal dagaal gacan ka hadal ah uu ku soo qaaday Wasiirudawluhu, waxaanu tilmaamay in isaga oo ku sugan Hotel Emperial uu Dagaal ku soo qaaday Wasiirudawlaha shaqada iyo arrimaha bulshada Cabdi Daahir Camuud.

Xog-hayuhu wuxu sheegay in markii Wasiirku ku guuldareystay in uu ku qanciyo Beesha Ayuub in ay taageeran Xisbiga Kulmiye sido kalena uu wayey kalsoonida beesha Ayuub, wuxu  Wasiirku Bilaabay in uu Kibir iyo dagaal ula tago masuuliyiinta Beesha Ayuub ee isaga ka soo hor jeeda hogaamintiisa oo ah mid aan aqoon iyo Cilmi ku dhisnayn” ayuu yidhi Jamac Hilaac.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...