Somaliland: Madaxwayne Ku XigeenkaOo Hargeysa Ka Furay Mashruuca JPLG

Madaxwayne ku xigeen somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici
ayaa maanata Magaalada hargeysa ka furay mashruuca GPLG,waxaana kulan kan ka soo qay galay xubno kamida golaha wasiirada iyo maayarada siddeeda degmo ee mashruucan taabanayo .

Comments

comments