Thursday, September 19, 2019
Home Tags Goboladda Galbeedka Somaliland

Tag: Goboladda Galbeedka Somaliland

Somaliland: Markii Wasiirku ku Guuldareystay in uu ku Qanciyo Beesha Ayuub in ay taageeran Xisbiga Kulmiye sido kalena uu wayey kalsoonida Beesha Ayuub, Wuxu Bilaabay in uu Suuqyada ku dhex dagaalamo

Hog-hayaha Dib u Dajinta Xisbiga Waddani oo Sheegay in Dagaal Gacan ka Hadal ah uu ku soo qaday Wasiirudawlaha Shaqada Arrimaha Bulshada Markii Wasiirku ku...

Somaliland: Wasiir Ku Xigeenkii Hore Ee Shaqadda Iyo Arimaha Bulshada Somalland Oo Ka Hadlay Kormeer Ay Ku Marayaan Gobolada Dalka

Wasiir ku xigeenkii hore ee wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Somaliland mudane Cabdiwaaxid Cabdiraxmaan isla markaana ka tirsan garabka isbahaysiga kulmiye ayaa waxa uu...

Somaliland: Masuuliyiinta Gobolada Galbeedka Oo Walaac Ka Muujiyay Abaaro Ka Jira Goboladaasi

Masuuliyiinta gobolada galbeedka Somaliland ayaa sheegay in abaar laxaad leh ka jirto goboladaasi, islamarkaana biyo iyo baad la’aani ka jirto dhulkaasi. Abaarta ayaa saamaysay...