Wasiir Ku-Xiggeenkii hore ee Wasaaraddaha Qorshaynta Qarranka Iyo Kalluumaysigga Cabdikarriim Axmed Moogge,ayaa ka hadlay Nooca Dawlad-nimmo ee ay reer Somaliland u baahanyihiin wakhti xaadirkan.
Cabdikariim Axmed Mooge,waxa uu sheegay in madaxda Dalka Xukumaysa oo daacad noqota iyo Dawlad dawlad-nimaddeeda la wada hadhsadaa ay tahay waxa ay Somaliland maanta u baahantahay.
Waxa uu intaas ku darray in Guurti Taladdeedu lagu hirnayo iyo Golle wakiillo oo ay shacab-nimaddu ka muuqataa ay ay ka mid yihiin waxyaabaha ay umaddu tabayso,haddii ay helaan ay caqabaddo badan ay ka gudbi lahaayeen,siddan ay maanta yihiin ay ka duwanaan lahaayeen.