Wasiirka waxbarashada Somaliland ayaa ka hadlay go’aan dhawaan soo saartay maxkamadda sare iyo 4 jaamacadood loo gaar yeelay in waxbarashada caafimaadka bixiyaan, wasiirka waxa ka codhooday su’aal warbaahintu ka waydiisay arrimahan