Somaliland: “Waad Maqlayseen Tiradii Gobolka Togdheer Iska Diiwaangelisay Waxaan Idin Ku Bishaaraynayaa In Aad Togdheer Ka Badataan Moyee In Ay Awdal Ka Yaraanayn”Siyaasi Ibraahim Mahdi Buubaa.

Afhayeenka xisbiga wadani xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa munaasibad lagu soo dhawaynayay haween waynaha magaalada burco waxa uu u mahadceliyay bulshada gobolka awdal sida fiican ee ay isku diiwangalinayaan.

 

Comments

comments