Somaliland: Gaadhi Lagu Wareejiyey Muuse Biixi Iyo Mucaaridka Oo U Qaylo Dhaan Dirsaday

Somaliland: Gaadhi Lagu Wareejiyey Muuse Biixi Iyo Mucaaridka Oo U Qaylo Dhaan Dirsaday

Gaadhi lagu wareejiyey Guddoomiyah Xisbiga Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi ayay Xisbiga Mucaaridka ah eE waddani la dhex yaacan baraha bulshada Inu Muuse Biixi Dagaal Ka Gaysan Doono Dalka

Gaadhigan Oo Hadiyad Ahan Loo Siiyey Guddoomiyah Xisbiga Kulmiye aya waxa ay baraha bulshada ku faafiyeen inu muuse biixi ku Dagaalamyo taasina waa arrin khatar ah

Comments

comments