Somaliland: kulanka Marwada iyo Masuuliyiinta UNFPA.

Date:

Marwada Koowaad ee Qaranka Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde ayaa manta oo bishutahay 11-ka February, 2016, shir kula yeelatay xafiiska Wakiil-sharafeedka CARMMA ee Jamhuuriyada Somaliland madaxda Hay’ada UNFPA, Wasaarada Caafimaadka iyo Wakiilka oo ah Marwada 1-aad ee JSL, Marwo Amina Sheikh Mohamed Jirde.
Kulanka ayaa ujeedadiisu ahaa xog kala qaadasho ku saabsan Ololaha Yareynta Umul raaca ee loo soo gaabiyo CARMMA iyo doorka Wakiil-sharafeedku kagashay sanadkii inadhaafay.

Waxaa dhinacyada shirayey ay ku qanceen waxqabadka iyo sida loo fuliyey ololaha iyagoo markaas aad uga mahadnaqay Marwda kaalinta muhiimka ah ee ay ka qaadatay Ololahan.
Madaxda UNFPA oo qaarkood ka yimaadeen dalka Kenya, ayaa balan qaaday in ay Ololaha halkaa kasii anbaqaadayaan oo welibana ka codsaday Wakiilka in Ololaha la sii balaadhiyo dhowr mawduuc oo kalena lagu soo kordhiyo kuwaas oo ay ka mid yihiin gudniinka fircooniga ah iyo in la helo adeeg caafimaad oo tayo leh.
Shirkan ayaa ahaa mid lagu gaadhay go’aano guul u noqonaaya hooyada iyo caruurta Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...