Somaliland: UNHCR oo shaacisay tirada dembiyo loo geystay Qaxootiga Yemen ee Jooga Somaliland

Date:

Miriam Aertker ayaa shaaca ka qaaday in kiisas gaadhaya 60 oo la xidhiidha qaxootiga Yemen eek u sugan Somaliland soo gaadhaan xaruntooda usbuuc walba.

Miriam Aertker oo hay’adda UNHCR u qaabilsan Ilaalinta ayaa sheegtay in ilaa bishii saddexaad ee sannadkii hore 2015 xafiiskooda hargeysa soo gaadheen kiisas gaadhaya 33 xanuun halis ah, 29 kiis oo la xidhiidha dembiyada laga galo dumarka.

“Xitaa, kooxo wada shaqeyn la leh UNHCR iyo hay’adaha kale ayaa degdeg noola soo socodsiiya, halka kiisaska qaar na weydaartaan, gaar ahaan qaxootiga aan ka soo deign goobaha xeebaha ee xafiisyada soo dhoweynta aanu ku leenahay.” Ayey sheegtay Aertker. Iyadoo raacisay.

“Taasoo macnaheedu yahay, inaanan warbixno siin, sidaa darteed waxay halis u yihiin halis laga faa’iidaysto, marka ay soo gaadhaan magaalooyinka waaweyn way adag tahay in laga sooco dadka.”

Marka laga reebo, qaxootiga Yemen, Somaliland ayaa martigelisay 9,000 kun qaxooti Itoobiyaan ah iyo kuwo dalbanaya, iyo 2,900 kun Soomaali ku laabtay guryahooda iyo 84 kun barakacayaal ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...