Somaliland: Siciid Cilmi Rooble oo Xukumada Silaanyo ku Dhaliilay Gudida ay u Magacawday isku socodka Somaliland iyo Somalia

Date:

Illaahay Tan hayna dhaafiyo oo haynaga furfuro, oo nabbadgelyo sannadkasi haynoogu dhammeeyo.

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Xukumada Somaliland ku dhaliilay gudi ay u saartay isku socodka Somaliland iyo Somaliya.

Waxa kale oo uu Wasiirka Arrimaha Dibada ugu baaqay in uu la yimaado qorshe cad oo Siyaasada Arrimaha dibada ku waajahan.

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo Arrimahaasi ka hadlayaa waxa uu yidhi. “Anigu waxan leeyahay illahay Tan hayna dhaafiyo oo haynaga furfuro, oo nabbadgelyo sannadkasi haynoogu dhammeeyo, waxan leeyahay shacbiyoow Xukumadani Siilaanyo Lix sanno ayey ina maamulaysay hoos uunbaynu  u sii soconaa”Ayuu yidhi Xildhibaanku.

Xildhibaan Siciid waxa uu farriin u diray Wasiirka Cusub ee Arrimaha Dibada waxanu yidhi. “Wasiirka Arrimaha Dibada Imika la geeyey wax laga filayey Siyaasad cad oo aad dalka ku hogaaminayso oo ah Siyaasada Arrimaha Dibada oo wadahadalada khusaysa, oo barlamaanka soo dhigtid oo la ansixiyo, lagaama sugeyn in shaqaadadu noqoto oo aad tidhaado isdhexgalbaynu sameynaynaa, iyo isu safar “Ayuu yidhi.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...