Somaliland: Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Socdaal Ku Tagay Ingiriiska

Date:

Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shirre, ayaa maanta gaadhay magaaladda London ee dalka Ingiriiska, halkaasi oo uu sheegay inuu ku sugnaan doono muddo laba todobaad ah.

Wasiirka Arrimaha Dibaddu waxa uu sheegay in mudada uu ku sugan yahay Ingiriiska uu kullamo la yeelan doono saraakiil ka tirsan Wasaaradda Arrimaha dibadda Ingiriiska iyo masuuliyiinta hay’adda kaalmadda u qaabilsan Britain ee DFID.

Wasiir Sacad Cali Shire waxa uu sheegay in uu mudada uu joogo Ingiriiska kulamo xog waran ah la yeelan doono Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan wadankaas.

Wasiirka waxa madaarka London maanta ku soo dhaweeyay xubno ka mid ah dublamaasiyiinta Somaliland u jooga UK iyo qurbo-jooga reer Somaliland.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...