Somaliland: Muuse Biixi Oo Markii U Horaysay Ka Hadlay Inuu Ka Danbeeyey Calankii Xisbiga Waddani Ee Ey-Ga Loo Xidhay

Date:

Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Muuse Biixi Cabdi ayaa mar uu maanta ka hadlayey xaflad loo qabtay arday ka qalinjebisay Jaamacadda Edna wuxu warbaahinta ka codsaday in aanay buunbuunin khalad uu hal qofi galay. Wuxu sheegay in qof khalad sameeyey aan loo nisbayn karin xisbi dhan iyo xukuumad.

Muuse Biixi Cabdi wuxu sheegay in falkii calanka Waddani eyga loogu geliyey uu ahaa mid aan qurux badnayd, isla markaana uu ka soo hor jeeday dastuurka, diinta iyo dhaqankaba.

Muuse Biixi wuxu dhallinyarada xisbiga Kulmiye u ololaysa kula dardaarmay in ay ficilladooda ku daraan anshax iyo akhlaaq.

Hoos ka daawo muuqaalka Star TV ee hadalkii guddoomiye Muuse Biixi Cabdi.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...