Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamoud Siilaanyo ayaa Gudi u Magacaabay Soo Afjarida Khilaafka Kulmiye ee ka dhashay Shirka Golaha Dexe. xubnahasi oo kala ah
1-Wasiirka Gashandhiga Axmed X. Cali Cadami,
2- Xeer ilaaliyaha guud Xasan Axmed Aadan,
3- Guddomiyaha dawlad wanaag Iyo ladagaalanka musumaasuq Axmed Muxmed Madar,
4- Cabdirisaaq Ciyaale Iyo xubin ka tirsan Komishanka doorashooyinka.
Arintan ayaa timid ka dib markii uu xalay Madaxweyne Siilaanyo isugu yeedhay Garabada isku haya Xisbiga Kulmiye.