Somalia: Kenya oo Qaramada Midoobay u gudbisay cadeymaha muranka dhinaca badda ee Somalia.

Date:

Dowlada Kenya ayaa dacwad ucusub oo u gudbisay gudiga qaramada Midoobay ee New-York taasoo daba socota muranka badda ee u dhaxeysa dalalka Kenya iyo Somalia.

Somalia ayaa hore maxkamadda cadaalada ee qaramada midoobay ugu gudbisay dokumentiyo cadeyn u ah lahaanshaha badda ay ku muransanyihiin labada dal walow Kenya ay ku doodeysay in ogaato halka ay xaqa u leedahay si ugu faa,iideysatay qayraadka halkaasi ku jira.

Xer ilaaliyaha guud ee Kenya githu muigai iyo koox uu hogaaminayo ayaa khamiisti la soo dhaafay soo bandhigay qariirada badda lagu muransanyahay oo la uruuriyey todobadi sano ee la soo dhaafay.

Soo bandhiga cusub ee ay Kenya u gudbisay gudiga qaramada midoobay ee New- York ayaa imaanaya iyadoo dowlada Kenya ay waxba kama jiraan ku tilmaantay dacwada ay Somalia u gudbisay maxkamada cadaalada ee qaramada midoobay.

Dowlada kenyaa ayaa dooneysa in siyaabo kala duwan ugu faa’iideysato badda lagu muransanyahay oo dhan ilaa 100 kun oo kilo oo iskuweer ah iyadoo baddaas ay hodan ku tahay dhinaca shidaalka.

Kenya waxaa hore ugu hungowday in ay heshiis kala gaarto Somalia muranbadeedka u dhaxeeya labada dal.

Mareeg

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...