Somalia: Al Shabaab oo Soo Bandhigtay Sawiro Muujinaya Dagaalkii ay Janaale Kula Wareegeen

Date:

Idaacada Andalus ee ku hadasha afka xarakada Al-Shabaab ayaa goor dhawayd barteeda Face-boogga kusoo bandhigtay Sawirrada Howl-galkii Jannaale ee khasaaraha culus lagu gaadhsiiyey ciidamada Uganda.

Sawirrada ayaa waxaa kasoo muuqaanaya ciidamada Al-Shabaab oo xoog ku gelaya saldhigga ciidamada Uganda ee degmada Janaale. Waxaanay sawirradani banaanka soo dhigeen khasaaraha baaxadda leh ee ciidamada Uganda lagu gaadhsiiyey dagaalkii degmada Janaale.

1234567891011121314151617181920212223242526

 

screenshot-raacdo.com 2015-09-07 18-42-09

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...