Somaliland: Odayaal iyo Waxgarad Ka Soo Jeeda Deegaanka Buuhoodle Ayaa Beeniyey Warar Been Abuur Ah Oo Uu Ka Sameeyey Dagaal Ooge Daahir Calasaw Daawo Video

Odayaasha Beesha Khaalid Oo Maanta Shir Jaraaid Ku Qabtay Magaalada Buuhoodle Ayaa Beeniyey Warar Been Abuur Ah Oo Uu Ka Baahiyy Dagaal Ooge Daahir Calasaw Oo Caadaystay Cayda iyo Isku Dirka Dadka Walaalaha Ah Ee Wada Daga Bariga Somaliland Waxa Ayna Wararkani Daba Socdaaan Fadeexad iyo Meel Kaga Dhac Uu Masuuliyiinta Shirkada Dahabshiil Ka Baahiyey Waxaana Arinka Daahir Calasow Hada Isu Badalay Dagaal Ooge Nimo Uu Fudmo Kala Dhex Dhigayo Dadka Walaalaha Ah

Comments

comments