Somaliland: Carwadda Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeisa oo Maanta Ka Bilaabantay Guled Park

Carwada Caalamiga ah ee bugaagta Hargeysa ayaa maanta si rasmi ah uga furmay Hudheelka Guuleed ee magaaladda Hargeysa.

Carwada caalamiga ee bandhiga buugaagta ayaa sannad walba lagu qabtaa Hargeysa, carwada waxa ka soo qayb-galay Abwaano, qoraayo, xildhibaano, aqoonyano iyo marti-sharaf aad u tiro badan oo isaga kala yimi dunidda.

Sida uu sheegay Guddoomiyaha Red sea Online Jama Muse Jama oo soo qaban qaabisa carwada sannadka waxa lagu marti Galiyay South Africa, Egypt, Kenya, Cameroon, Ghana, Uganda, Turkey, Sweden, Italy, UK, Australia, USA  iyo wadamo kale oo Badan.

Carwadu waxay socon doonta Sida 6 Cisho sida uu sheegaya Jama.

image4416 image4421 image4422 image4423 image4424 image4425 image4426 image4434

Source: Codkasomaliland.com

Comments

comments