Somaliland: Xisbiga WADDANI Oo Ganacsatadda Ugu Hanjabay Inay Kala Wareegi Doonaan Hantidooda Ma Guurtadda ah

Date:

Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI,ayaa caddeeyay in ay xoog kula wareegayaan hantida dadweynaha ee ay dawladdu ka iibisay haddii ay xukunka dalka qabtaan oo ay doorasho ku soo baxaan.

Sidaasna waxa shaaca ka qaaday Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee WADDANI Axmed Muumin Seed, waxaanu sheegay in qorshahooda xisbi ahaan ay ka mid tahay la wareegayaan Dhismeyaasha Gancasatada dalku ay sifaha sharciga ah xukuumadihii kala dambeeyay uga iibiyeen.

[quote]“Waxa oo aanu ballan-qaadaynaa in hantida qaranka ee boobka lagu hayo wixii Ganacsatadu la wareegtay oo dhan lagu soo celin doono gacanta dawladda, arrintaasina waa qoddob weyn oo ka mid ah Barnaamij siyaasadeedka xisbiga WADDANI.” ayuu ku yidhi Guddoomiye Ku xigeenka WADDANI hadal uu ka sheegay magaaladda Boorame oo uu tagay shalay.[/quote]

Tallaabadani waxay qeyb ka tahay qorshe uu xisbiga WADDANI ku doonayo inuu kula dagaalamo Ganacsatadda dalka oo ay ka doonayaan dhaqaalle ay ku galaan doorashooyinka lagu wado inay sanadaha soo socda ka dhacaan Somaliland.

Qorshahan ayaa la sheegay inay ka soo fushay Guddi beeleedka Musdambeedka xisbiga WADDANI oo aaminsan in dhawaaqan ay dhaqaale kaga rux-ruxan karaan ganacsatadda.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...