Somaliland: Madaxweyne Silaanyo oo Shacabka u Hambalyeeyay Munaasibadda 26 June

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa shacbiga Somaliland u diray Hambalyada Sanad guurada 55aad ee ka soo wareegtay 26-June 1960kii oo ku beegan markii aynu xornimada ka qaadanay boqortooyadii ingiriiska.

Comments

comments