Filim Cusub Oo ka Hadlaya Nolosha Gaarka Ah Ee Cristiano Ronaldo Oo Soo Baxaya Sanadkan

Date:

Xidiga ugu fiican caalamka ee u dhashay Portugal ayaa u dhaw inuu soo saaro filim gaar ah oo lagaga hadlayo noloshiisi uu ku raaxeystay sanadaan uu ahaa xidiga ugu fiican caalamka, waxaana lagu wadaa in filimkaan la sii daayo sanadaan 2015.

Filimkaan oo loogu magac dari doono “NOLOSHA CRISTIANO RONALDO ” ayaa loogaga sheekenyaa nolosha gaarka ah ee xidiga ugu fiican kubada cagta caalamka ee Cristiano

Weeraryahanka Real Madrid ayaa si rasmi ah maanta shaacaga uga qaaday in filim ay ugu yeereen jilaayaasha filimka “Powerful documentry” oo ay ah “Musalsalka awooda badan” inuu soo bixi doono sanadaan aanu ku jirno ee 2015

Filimka ayaa wuxuu ka kooban yahay waxyaabo cajiib ah oo quseeya nolosha gaarka ah ee xidigi hore ee Manchester United.

Waxaa la filayaa iney qeyb ka noqdaan filinkaan guulihii iyo guuldarooyinkii uu qaatay xili ciayareedkaan 2014-2015 taasoo keentay inuu ku guuleysto abaalmarinta Fifa Ballon d’Or  markiisi sadexaad ee noloshiisa ciyaareed iyo waliba markiis labad ee xiriir ah.

Ronaldo ayaa qaab ciyaareed kali ah ku raaxeystay xili ciyaareedkaan taasoo keentay inu shabaqa soo taabto 63 jeer wuxuuna markale ku guuileystay kabta dahabka ah ee yurup iyo tan horiyaalka Spain isagoona kamid ah sadexda ciyaariyahan ee kuwad guuleysatay gool dhalinta horiyaalka yurub ee Champions league.

Laacib net

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...