Turkey: Xisbiga AKP oo waayay aqlabiyada Kuraasta baarlamaanka

Date:

Xisbiga haya talada dalka Turkiga, AKP, ayaa Tirinta doorashadii shalay dhacday ku waayay aqlabiyadii uu ku lahaa baarlamaanka dalkaasi 13-kii sano ee lasoo dhaafay.

Natiijada doorashada ayaa u muuqata in ay caqabad ku noqon doonto madaxweyne Rajab Tayid Erdogan, oo wata qorshe uu ku bedelaya dastuurka Turkiga, si uu u ballaariyo awoodihiisa.

Xisbiga AK ayaa helay boqolkiiba 41 codadkii la dhiibtay, waxaan ra’iisul wasaaraha Turkiga, Ahmet Davutoglu, uu sheegay in ay iska cadahay in xisbiga uu ku guuleystay doorashada.

Waxa uu ugu baaqay dhammaan axsaabta siyaasadda in ay ka qeyb qaataan hannaanka lagu cusbooneysiinayo dastuurka dalkaasi.

Xisbiga u janjeera Kurdiyiinta dalkaasi ee HDP, ayaa helay wax ka badan boqolkiiba 12 codadkii la dhiibtay, waxaana markii ugu horeysay taariikhda uu ka mid noqonayaa baarlamaanka Turkiga.

HDP ayaa natiijada ku tilmaamay guul usoo hoyatay dimuqraadiyada.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...