Qatar: Xukuumadda oo loogu baaqay in ay wax ka qabato xaaladda shaqaalaha

Date:

Hay’adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa sheegaysa in loo baahanyahay in Qadar ay wax badan ka qabato xaaladda ay ku suganyihiin soo galootiga ka shaqeeya dalkaasi, inta ay ku guda jirto isku diyaarinta marti gelinta tartanka kubadda cagta ee dunida ee 2022-ka.

Amnesty waxay sheegtay in xukuumada Qadar ay horumar yar ka gaartay ballanqaadyadii ay samaysay sanad ka hor.

Waxay sheegtay in shaqaalaha soo galootiga ah weli lagu xiro in ay fasax waydiistaan qof shaqaaleeyey ka hor inta aanay ka soo tagin dalka ama aanay badelan shaqooyinka.

Waxay intaasi ku dartay in isbadelkii ugu muhiimsanaa oo ahaa qaabka lacagaha loo siiyo soo galootiga shaqeeya, loo meel mariyo si gaabis ah.

Dowladda Qadar ayaa sheegaysa in isbadelo waaweyn la hirgelin doono ka hor dhamaadkan sanadkan.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...