Somaliland: Eng Faysal Cali Waraabe Oo Dalka Ku Soo Laabta Kana Hadlay Arrimo Door ah

Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ku dooday in dawlad wadaag ah oo dalka doorasho gaadhsiisa ay xal u tahay danta qaranka iyo umadda. waxa uu sidoo kale ka hadlay arrimaha doorashada isagoo dhaliilo u jeediyay xukukmadda.

Comments

comments