Somaliland: Xukuumadda Somaliland Oo Qaabishay Qaxoonti Ka soo Qaxay Yeman

Waxa habeenki xalay soo gaadhay Magaalada Berbera 174 Qof oo kasoo bara kacay dagaalada ka socda dalka Yemen, Mas’Uuliyiinta Gobolka Saaxil ayaa sheegay in Dawladda Somaliland ay u diyaarisay, goobo la dajiyo iyo adeegyada kale ee daryeelka noloshoodaba, Dadkan kasoo bara kacay Dalka Yemen..

Comments

comments