Xisbiga KULMIYE Oo Soo Bandhigay Mawqifkiisa Doorashooyinka Kana Jawaabay Hadaladii Mucaaridka + Sawiro

Date:

Madaxweyne ku xigeenka JSL, mudane Saylici, Hogaanka Xisbiga Kulmiye iyo Marwada Koowaad ee Madaxweynaha JSL ayaa si wada jira uga qaybgalay maanta Xafladan oo ahayd Bandhiga Xisbiga Kulmiye ee Arrimaha Doorashooyinka.

Khudbada gudoomiyaha xisbiga kulmiye

“ waxaynu ognahay in gudiga doorashoooyinka qaranku cadeeyeen wakhtiga ay bilaabmayso diwaangalinta codbixiyayaashu.sadexda xisbina ku raaceen arinkaa. Muda xileedka xukuumadu marka uu dhamaado 26 june 2015 waxaa la raacayaa tastuurka.xukuumada ayaa sii wadi doonta hawlaheeda,dalakuna nabad ayuu ahaan doonaa ilahay idankii.
Walaallayaal;
Dhowr iyo tobankii sano ee xisbiyadu jireen marka doorashoyinku soo dhawaadaan waxaynu galnaa xaalad kacsan , shacbiga waxaa lagu dhago barjeeyaa xajiin leh,qabyaalad,aflagaado shakhsiyadeed, o laysu marinayo hawada, mararka qaarkod waxaa la gaadhaa heer aad u liita, dadaka waxaa k hadlaaye waa intii ay umadu u arkaysay hormoodka,waa siyaasi,waa madaxdhaqameed,waa aqoonyahan, waa dhalinyaro iyo haween.
Maanta, xisbiyada qaranka iyo shacabigaba waxaa la gudboon in ay ka baydhaan jidka yooyootanka,waa inaynu kor u qaadno aragtideena, sababta oo ah qabyadeena yaa badan waxaynu leenahay cadow aan ogolayn Qaranimadeena ,
Waa hubaal in intii xibiga kulmiye talada dalka hayey in waxa badan lau kordhiyey kaabayaasha dhaqaalaha,amaanka,tacliinta iyo adeega bulshada,
Xisbiyada qaranka waxa aynu u samaysanay in ay falkiyaan talooyin wax ku ool ah o umadani ku gaadho nolol ka wacan tan ay maanta ku jirto , uma aynaan samaysan in ay inagu keenaan murug iyo xafiiltan dhexdeena ah,

Xisbiyada mucaaridka waxaanu ugu baaqaynaa inay u garnaqsadaan hab sharciga waafaqsan,kana dhowrsanaadaan wixii xamaasad kicinaaya,
Xisbiga kulmiye waxa uu aaminsanyahay in midnimadu ka wanaagsantahay khilaafka,waxanu hubnaa inta aynu heshiiska ku nahay ayaa ka badan intaynu isku diidanahay.
Xisbiga kulmiye waxa uu diyaar u yahay inuuu dhagaysto talada mucaaridka, wuxuu diyaar u yahay wixii duul duul ah ee kaga yimaada mucaaridka, waxaanu leenahay khilaaf kasta ha lagu dhameeyo wadahadal iyo isqancin.

DSC_0003

DSC_0004

DSC_0005

DSC_0009

DSC_0010

DSC_0012

DSC_0015

DSC_0017

DSC_0018

DSC_0022

DSC_0024

DSC_0026

DSC_0029

DSC_0036

DSC_0038

DSC_0040

DSC_0042

DSC_0043

DSC_0046

DSC_0049

DSC_0051

DSC_0053

DSC_0058

DSC_0062

DSC_0069

DSC_0071

DSC_0073

DSC_0074

DSC_0078

DSC_0082

DSC_0085

DSC_0087

DSC_0094

DSC_0097

DSC_0099

DSC_0104

DSC_0107

DSC_0110

DSC_0115

DSC_0123

DSC_0129

DSC_0149

DSC_0156

DSC_0168

DSC_0173

DSC_0180

DSC_0191

DSC_0210

DSC_0219

Somalilandnation.net
Hargeysa/Office

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...