Shaqalaha Amniga ee Maraykanka oo laga yaabo in mushahar la’aan ku dhacdo!

Date:

Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa Isniintii shalay hadal uu soo saaray uga digay in todobaadka soo socda ay dhici karto inaan la bixin mushaharka shaqaalaha Wasaaradda Amniga Gudaha ee Maraykanka.

Todobaadkan ayuu golaha Kongareeska Maraykanka ka doodayaa miisaaniyada Wasaaradda Amniga Gudaha ee Maraykana, waxaana dhici karta hadii Xildhibaanada isku mari waayaan ansixinta miisaaniyadaasi in si kumeel gaar ah loo xiro Wasaaradaasi muhiimka ah.

“…Arrintan waa mid khatar si toos ah ugu keenaysa dhaqaalaheena iyo amniga dalkeena…”ayuu yiri Obama oo ku adkeeyey Kongareeska inay si deg degleh u ansixiyaan miisaaniyada Wasaaradaasi.

Shaqaalaha ka cabsi qaba in mushahar la’aan ku dhacdo ayaa waxaa kamid ah shaqaalaha ka shaqeeya Amaanka Airporada iyo waaxyaha kale ee amniga gudaha Maraykanka.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...