Farqiga U Dhexeeya Iran Iyo Reer Galbeedka Ee Ku Saabsan Nuclear-ka Oo Sii Durkaya

Date:

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka John Keryy ayaa sheegay in wali uu jiro kala duwaansho weyn oo ku saaban wadaxaajoodka barnaamijka nuclearka ee Iran. Hadalkan ayaa Kerry uu Sabtidii shalay ka sheegay magaalada Geneva oo uu wadahadal kula lahaa saraakiil reer Iran ah.
Waxa uu sheegay in wali ay jirto masaafo dheer, waxana uu intaas ku daray in haddii aan heshiis la gaadhin xiliga la qabtay oo ah 31 bisha March aan wadahadalada la sii dheerayn Karin.

Waxa uu sheegay in Madaxweyne Obama uuna u heelaneyn in xiliga wadahadalka laga sii dheereeyo waqtigii markii hore loo qabtay.
Xoghaye Kerry ayaa la kulmi doona dhigiisa reer Iran Maxamed Jawaad Thariif si u eego in labada dhinac ay kala duwanaanshaha u dhexeeya wax ka beddeli karaan.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...