Maraykanka oo canbaareeyey qaraxii Hotel Central Muqdisho

Date:

rgayga Dalka Maraykanka u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James P. McAnulty ayaa si adag u canbaareeyey qaraxii maanta oo Jicme ah ka dhacay Hotel Central magaalada Muqdisho, waxaana uu ku tilmaamey mid “Wuxuushinmo ah”. James P. McAnulty ayaa sheegay in uu tacsi u dirayo dadka helekooda lagu diley weerarka, waxaana uu caafimaad u rajeeyey kuwa ku dhaawacmey.

James P. McAnulty ayaa sheegay in dalka Maraykanku uu waqtigan adag la safan yahay dadka Soomaaliyeed iyo Dowladooda.

“Weearkan waxa uu calaamad u yahay sida al-Shabaab ay khatar ugu tahay dhamaan dadka Soomaaliyeed” ayuu yiri ergaygu.

Dhanka kale Ergayga ayaa xaqiijiyey in dalka maraykanku uu halkiisi ka sii wadayo wada shaqeynta dhaw ee uu la lee yahay madaxda Soomaalida, Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya iyo kan Midowga Afrika ka socda ee AMISOM, si loo jebiyo al-Shabaab.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...