Libya: Masaari ku nool Dalka libiya oo madaxa laga gooyay

Mintidiinta Libya ee sheegay inay xiriir la leeyihiin kooxda Daacish, ayaa internetka soo galiyay video muujinaya dilka ugu yaraan toban Kiristaanka Masar ee Koptiga.

Labaatan iyo iyo kow Kiristaan Koptiga ayaa la og yahay inay maqan yihiin. Filimka ayaa laga arkayaa iyadoo mintidiinta ay madaxa ka goynayaan nimanka Kiristaanka.

Waxay u eg tahay in dadka la dilay diinta ay haystaan darteed.

Dowladda masar ayaa ku digtay dadkeeda inaysan u safrin Libya.

Comments

comments