Xuuthiyiinta Yemen oo wadahadal laleh ururada Siyaasada

Date:

Kooxda Shiicada ah ee Xuuthiyiinta Yemen ayaa wadahadal la furay ururada Siyaasada ee ka jira dalka Yemen kadib afgembigii kooxdaasi ku sameysay dowlada Yemen todobaadkii tagay.

Wadahadaladan bilowday Isniintii shalay oo ay ka qeyb galayaan inta badan xisbiyada siyaasada ee Yemen ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Wakiilka Qaramada Midoobay Jamal Benomar.

Balse waxaa jirta rajo xumo laga muujinayo heshiis ay wada gaaraan dhinacyada isku haya dalka Yemen.

Arrintaasi ayaa waxaa usii dheer cabsi ah in dalka Yemen uu u kala go’o sadex qeybood, xili koonfurta Yemen ay kusoo xoogeysanayaan dhaq dhaqaaqa gooni u goosadka, halka Shiicada Xuuthiyiinta ay awood ku leeyihiin waqooyiga, sidoo kale bariga Yemen beelaha ku dhaqan ee Sunniyiinta ah ayaan ogoleyn xukuumad ay kaligood maamushaan xuuthiyiinta.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...