Gobolka Sool OO Bogaadiyay Waxqabadka Wasiirka Caafimaadka Salebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye)

Bah’da Wasaaradda Caafimaadka ee Gobolka Sool iyo Waxgaradka Gobolkaasi ayaa Soo dhaweeyay Mashaariicda Adeega Caafimaad ee Wasiirka Caafimaadku ka Hirgaliyay Deegaanada Gobolkaasi.

Comments

comments